SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Af-hayeenka Xisbiga UDUB ee Dalka Ingiriiska Maxamed Xasan Mataan oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Maxamed Farax Qabile.

    Posted by Sawnews.tk on July 18, 2009

    maxamed-xasanjpg1 Washibgton (Harowo/Sawnews) – Maxamed Xasan Mataan (Af-hayeenka Xisbiga UDUB ee Dalka Ingiriiska), ayaa waraysi kooban oo aan khadka Telephone kula shabakada wararka ee Harowo kula xidhidhayy si ba’an u dhillay isla markaana daadifeeyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Gobolka Saaxil ee xisbiga UCID. Hadalka xildhibaanka oo laga sii daayey idaacadda afka xisbiga kulmiye ku hadasha ee Horyaa Radio, ayaa wauxuu xidhibaanka ku eedeeyey xukuumadda Somaliland inay iyadu masuul ka tahay jid-gooyadii dhawaanta lagu laayey dad aan waxba galabsan . Maxamed Xasan Mataan, ayaa wuxuu si xoogle uga digey xidhibaan Qable iyo siyaasiinta kale ee la hal maala inay ka waantoobaam hadalada nocan oo kale ah oo inta badan loogu talo galo in lagu kicinaya shuurta dadka Somaliland.  Dhagayso Halkani ku dhufo

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: