Tacsi iyo baroordiiq ka socota in ka badan 100 qof oo ka tirsan Jaaliyada Awdal iyo Selel ee Magaalada Qaahira
Posted by Sawnews.tk on July 17, 2009
Cairo(Sawnews)Anaga oo ah magacda hoos ku xusan, iskuguna jirna Arday, Aqoonyahan iyo Qurba jog. waxan aad iyo aad uga xunnahay falkii fooshaxumaa ee waxashnimada xanbaarsanaa horayna loogu arag Diinteena (Diinta Islaamka) iyo dhaqankeena Soomaaliland ee soo jireenka ah.
Falkaas waxashnimada ah oo ahaa Jidgooyadii dadka lagu laayay , hantida lagu dhacay kana dhacday jidka halbawlaha ah ee isku xidha Dila iyo Gabilay.
Waxa wax laga argagoxo oon loo dulqaadan Karin ah in la gowraco dad aan waxba galabsan …dadkaasi oo iskugu jiray Macalimiin tayo leh, injiineero khibradleh, iyo ganacsato ..
1-Ahmed Naaji sheekh Ibraahim Bakaal( Bakaal)
2-Xasan Jaamac Xaddi( harikoo)
3-mustafe ahmed xasan( bahal)
4-muxiyadiin xasan ahmed
5- cabdiqaadir cusmaan dhiirane( dhiirane)
6-maxamed xuseen diiriye
7-daahir sheikh xasan samatar
8-sahal ismaaciil ahmed
9-maxamed cabdi rabiile
11-Guuleed cabdi rabiile
12-muxiyadiin ibraahim sheikh siciid
13-maxamud cabdi jaamac
14-mukhtar muuse tubeec
15-cumar askar diiriye
16-cumar yusuf suldan
17-warsame xaashi dadarlaaye
18-muxiyadiin ibraahim qawrax( dhag jar)
19-Faarax cismaan daahir( faarax gab)
20-Cabdirahman ahmed cabdilaah
21-mowliid daahir farax (bayle)
22-cabdirashiid cumar aadan
23- Mohamed xasan mile
24- cabdirisaaq sulub( diri)
25 ahmed sicid tukaal
26 warsame ahmed warsame
27 ciise muuse basher
28 cabdihakim cali cige
29 sicid muuse xaaji yusuf
30- khadar yuusuf
31- cabdifatax barkhad boqore
32- maxamed muuse xaaji farax
33 – wacays suleebaan wacays
34 ahmed kooshin
35- abdiqani cilmi maashey
36 cabdiwahab Mohamed xuseen(gaas)
37- rooble xasan xuseen
38- mahdi miicaad rooble
39- idiris xuseen samaale
40- cabdikarim maxamuud xusen
41- mahad nuur
42- fuaad barkhad suge
43- xuseen Muxumed ismaacil
44- cabdirahman ducaale buuxane
45-ibraahim muuse hami\
46- Faysal maxamud muuse
47- cumar hoodale( moolo)
48-moliid ahmed ( naalo)
50- khaliif cusmaan kaahin
51-cali cabdi feedho
52- cabdikariim nuur raage
53- nuur faarax baydan
54-kaltuun rabiile hufane
55- sacaada geel jire
56-faadumo cabdi xasan
57-Maryan cabdi samriye
58-Safiya cusmaan
59-Safiya cali bidaar
60-Ayaan maxamed miisaan
60-Sahra xaaji ahmed miisaan
61-Xaawa maxamed caamir
62-Mako ashkir wacays
63-Jamiila cumar cabdilaahi
64-Safiya qalinle caynaan
65-Safiya habane obsiiye
66-Sacaada ahmed obsiiye
67-Ismahaan xasan xuseen
67-Kawsar ahmed khayre
68-Foosiya yuusuf rashiid
69-Khadra cabdi cali shibiin
70-Aamina cali shibiin
71-Shukri jaamac cadar
72-Faadumo abiib haayir
73-Ifraax barkhad cumar
74-Qadiija xasan jaamac
75-Sacaada xasan warsame
76-Gaasira daahir jaamac
77-Ruun cilmi ahmed
78-Cawo axmed miicaad
79-Aamina ibraahim xuseen
80-Maryan xuseen kaahima
81-Safiya habane
82-Maryan cabdilaahi dabshid
83-Khadiija xuseen jamac
84-Ifraax barkhad cumar
85-Xawa bare xasan
86-Faadumo ahmed caateye
87-Xawa abdilahi abraar
88-Xaawa ahmed miicaad
89-Ubax xassan daahir
90-Fadxiya muumin dhimbiil
91-Khadiija xassan jaamac
92-Ayaan cabdillaahi
93-muuse raage kadiye
94-subeer maxamed dhamac
94-faysal saleebaan xagaa
95-nuur hilowle liibaan
96-farxaan qawdhan dhinbiil
97- nasiirudiin xuseen shaal
98- karaamudiin xuseen shaal
99- faarax kulmiye jaamac
100- dhinbiil axmed geedi
101- maxamed yusuf ( mujaahid)
102- cabdi fahmi waadhowr (kaneeco)
Waxaan tacsi gaar ah u dirayna dhamaan dadkii iyo qaraabadii ay ka baxeen magacaantani hoos ku xusan..waxanan Ilaahay(SW), uga baryaynaa in uu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo.
Dadkii iyo qaraabadii ay ka baxeena samir iyo Iimaan aw ka siiyo.
1-marxuum Cali Bagaashle,
2- marxuum Daa’uud Xaashi,
3- marxuum Mawliid
4- marxuum Cali Aw Cumar,
5-marxuum Cabdifataax Maxamed Qamaan
Source: jaaliyada awdal iyo salal ee qaahira..
Leave a Reply