SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Ergadii Cuslayd ee Salaadiinta Beesha Isaaq Oo Saaka ka Anba Baxaday Boorama

    Posted by Sawnews.tk on July 16, 2009

    bnn_home_townBorama(Bnn)-Waxaa saaka subaxnimadii ka anbabaxaday magaalada Boorama ergadii ku sugnayd ilaa shalay, ka dib markii ay xalay wada yeesheen salaadiinta reer awdal kulan lagaga wada hadlaayay wixii dhacay iyo guud ahaanba  xaalada Ceelbardaale iyo labada ciidan  ee is horfadhiya

    Waxaa saaka ergadaasi sii dhaweeyay badhasaabka G/Awdal taliyaha Qaybta iyo waliba Maayarka magaalada Boorama iyo  taliyaha ciidanka Booliska

    Dadwayne aad ufara badan ayaa isku soo baxay wadada hareeraheeda kuwaasi oo sii sagootiyaayay ergadaasi  .ergadan oo ay ka muuqatay daacadnimo sida ay carabka ugu dhufteen shalay markii ay yimaadeen iyadoo roob ka  da’ay  kaas oo aad loogu diirsaday taasina ay bilaw utahay in ay rays la kawsadeen ilaahayna arintoodaa ufududayn doono

    Isku Soo Wada duubo dadweynaha iyo Salaadiinta reer Borama ayaa si wacan oo wadaniyad leh usoo dhawaayey Ergadan uga Galbiyey Maanta markay kasii Baxayeen waxana la filyaa in Ergadu waxay kala Noqotay Kulankii Xalay la tagaan dhinaca Gabiley si loo sii amba qaado Wada hadalada nabada iyo Soo Afjarida Colaada

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: