SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso Afartii Belood ee xasuuqu ku dhacay oo ku hanjabay inay mudo gaaban ugu aargudi doonaan afartii qof hadii mudo dhawr casho ah gacanta laga soo galin danbiilayaashii xasuuqa geystey “,”Ragii gaysta waxaan horey loo arag waa in loo gaysto waxaan horey loo maqal “Suldaan Maxamed Cusmaan Dirir “

    Posted by Sawnews.tk on July 16, 2009

    afarta belood Dhegayso warbixin ay wadajir u soo sareen afartii Belood ee dadkooda xasuuqa loog gaystey degaanka Kalabaydh .”Hadii dadkii dilay dadkayaga la keeni waayo mudo gaaban tijaarta u dhiganta dadkayagii la laayey meesha ay jogaan waanu naqaan waanan u aaraynaa,”ragii gaysta waxaan horey loo arag waa in loo gaysto waxaan horey loo maqal “Suldaan Maxamed Cusmaan Dirir ”

    Halkan Guji si aad u Dhagaysto

    Borama(Sawnews) Kulan ay amaanta isugu yimaadeen wakiilo ka kala socda afarta Beelood ee dadkoodii dhawaan lagu gawracay degmaanka Kalabaydh ayaa ka dhacay magaalada Borama. Xubnaha wakiilada beelaha dhiban  ayaa waxay ka munaaqishoodeen dhibaatada ku dhacday iyo sida waxshinimada leh ee loo googooyey afartii marxuum ee dhawaan lagu dilay Kalabaydh .Xubmaha wakiilada afarta belood ayaa isla meel dhigay qodobo sida ay shegeen ah (Digniin kama danbays ah oo ku socota dawlada somaliland) . Kulankan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne badan ooo isugu jira ; oday dhaqameedyo, Mutacalimiin  iyo dhalinyaro aad u uga cadhaysan falka dhacay.Gabagabadii shirka ayaa  waxa uu ku dhamaaday in si wadajir ah cod isku mida ay ugu hadlaan qadiyada afartii qof ee sida sharci darada ah loo gawracay oo ilaa hada aan la soo qaban gacan ku dhiiglayaashii geystey falkaa aan horey soomaalida loogu arag.

    Saylac.com
    afarta belood4

    afarta belood2

    afarta belood3

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: