SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Waa Yaabka Yaabkii by Hussein D Obsiye

    Posted by Sawnews.tk on July 15, 2009

    big questionMuwaadiniinta Somaliland waxaan ka codsanayaa inay si toosan u falanqeeyaan dhacdadan, iskuna dayaan inay ka jawaabaan su’aashan i wareerisay.

    History:

    1. Niman budhcad ah ayaa jidgooyo ku kacay oo rag reer Somaliland ah afduubay, oo gawracay.
    2. Taliyaha ciidanka qaranka Nuux Tani ayaa 200 oo ciidanka qaranka oo hubaysan Hargeysa ka kaxaystay.
    3. Halkii laga filayey inuu ciidanka ku baahiyo goobtii shaqaaqu ka dhacay si ay soo qabtaan nimankii jidgooyada sameeyey intaanay fogaan, Nuux Tani wuxuu u godbay Borama oo markaa iska deganayd. Imaatinkii ciidabku shaqaaq kale iyo banaanbaxyo sobobay.

     

    Su’aashaydu waa tan:

     

    1. Muxuu ciidanka qaranku u dabageliwaayey nimankii jidgooyada gaystay intaanay fogaan?
    2. Maxaase Borama oo nabad ah u gudbiyey?

    Hussein D Obsiye

    Email: hdobsiye@msn.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: