SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi :Abwaan Xasan Cilmi Diiriye oo Sabtidii 11 kii bishan July ku geeriyoodey magaalada Djibouti

    Posted by Sawnews.tk on July 15, 2009

    tacsiINAA LILAAHI WA INAA ELEYHI RAAJICUUN
    Annagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran, waxaan tacsi u diraynaa qoysaskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Abwaan Xasan Cilmi Diiriye ee xarunta dalka Djibouti, waxaanan ilaahay uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo naxariistii Janno ehelladii qarabadii, qarankii uu ka baxayna sabir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.. Aamiin.

    Cabdikarim Sh. Cabdirahman Awgamboole iyo Xaaskiisa

    Cabdilaahi X. Saciid Sh Maxamuud

    Xaaji Maxamed nuux

    Cabdikarim Dahira Bille

    Cabdinour Cismaan Qaadi

    Eng. Qaasim X. Saciid Sh Maxamuud

    Muxiyadiin Mumin Caateye

    Cabdiqaadir Daad

    Ducaale Sulebaan Ducaale iyo Xaaskisa

    Rabiile  X. Abiib cilmi iyo Xaaskisa

    Maxamed X. Abiib Cilmi

    Bashiir Muxumed Aadan

    Dr . Maxamed Xaamud

     

    Dadkaasi oo kala Jooga dalka iyo dibadiisaba

    Bahda Sawnews waxay sidoo kale Tacsi u diraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu marxuunku ka baxay waxayna ilahay uga barayayaan in uu Naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qarabaadina samir iyo imaan ka siiyo amiin amiin .

     

    Waxa aan  dhawaan idiin soo gudbin dontaa tariikh nolaleedkii Abwaanka alla naxariistii jano ha ka waraabiyee

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: