SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Fariin ku socota suldaanada iyo boqorada reer sh.Ishaaq ee ku soo ururay Boorama:

    Posted by Sawnews.tk on July 15, 2009

    u_2d_2009-4-27-19-9-37f_handwritenMarka hore waxaan tacsi u dirayaa dhamaan aheladii laga laayey walalaheen. Waa fal foolxun oo maanta Somaaliland u baahnayn. Baroor-diiqda suladaanadda iyo boqoradda reer Sh. Isxaaq haamo ma buuxin doontu haddii dadkii dilka fooshaxun geystay iyo qarabdoodaba la soo qaban waayo. Waa markhaati ma doon oo uma baahna raadcayn. Waxa maanta masuul ka ah arintaas Dawladda. Siddii ay u soo qaban lahaydna dadkaasi iyo  kuwa kale ee ka dambeeyey dilkaas iyaday u taala. Nabada sidii loo wada ilaalin lahaana waxay ku xidhantahay qabashada dadka gaystay dilkaas iyo kuawa kale ee danta ka lahaa.

    Ilaahay nazariistii jano haka waraabiyo.

    Mohamed Ali Mousa

    Ottawa, Canada

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: