SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Daawo Sawirada Shir Caawa Ay Yeesheen Salaadiinta G/Awdal Iyo Waftiga Salaadiinta Beelaha Gobolada Dalka Oo Lagu Qabtay Hotel Rays Ee Magaalada Borama

    Posted by Sawnews.tk on July 15, 2009

    shir6.JPGBorama(Sawnews)-Kulan Balaadhan ayaa hadda uga bilaabmay Ergada ka socota Hargeysa iyo Salaadiinta Gobolka Awdal Hotel Rays ee Magaalada Borama.

    Kulankan ayaa ka dambeyey kadib Kulan Fadhi ahaa oo galabta ay ku wada Qaateen Salaadiintu Guriga Martida Magaalada Borama halkaas oo xog waran iyo is wareysi la isku waydaarsaday.

    Kulankan ka bilawday Hotel Rays oo la filayo inay ka hadlaan inta badan Salaadiinta Miisaanka leh ee labada dhinac ayaa hadda ay bilaabmayn Qudbadaha Hordhaca ahaa iyo Furitaankii.

    Wada Hadaladan ka bilawday Rays ayaa la filaya in lagu soo qaado sidii xal waara looga gaadhi lahaa muranka Dhul ee u dhaxeeya labada beelood iyo sidii loo xalin lahaaa Colaada ka dhalatay Dilka Afarta nin iyo Jidgooyooyinka.

    waxa sidoo kale filayaa in Kulanka lagu soo qaado sidii loo soo dayn lahaa Raga Maqan iyo Gawaadhida.

     

    Kala Soco sawnews waxii ka soo kordha shirka socda caawa

     

    shir1.JPG
    shir2.JPG
    shir3.JPG
    shir4.JPG
    shir5.JPG
    shir7.JPG
    shir8.JPG
    shir9.JPG
    shir10.JPG
    shir11.JPG
    shir12.JPG
    shir13.JPG
    shir14.JPG
    shir151.JPG

    Wariye:-

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: