SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xaabsade uu Kaga Hadlay Dadkii Lagu Laayay Jid-Gooyadii Ka Dhacday Gabiley iyo Dila inta u dhaxaysa

    Posted by Sawnews.tk on July 14, 2009

    xaabsade-smallBoorama (Harowo) – Gudoomiyaha Gobolka Sool, Maxamed Cabdi Xaabsade, Salaadiin iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda Gobolka Sool oo hada waan-waan nabadeed u jooga magaalada Boorama, ayaa kulan ay la yeeshay salaadiinta iyo Odayada Reer Awdal kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay ganacsatadii Safarka ahayd ee dhawaanta lagu laayey jidka u dhexeeya Boorama iyo Hargeysa, isaga oo aad u cambaareeyey. waxa uu sheegay Xaabsade in ay tahay arin argagax badan oo ugub ah oo aan wali somaliland ka dhicin, ‘Qof la jarjaro oo xubinihiisa la jar jaro  maanta ka hor manan arag somaliland oo dhan’ sidaasi waxa yiri Xaabsade .  waxa kale oo uu intaasi ku daray in ay dawalada soo qabato waxii waxaasi foosha xun gaystay sharcida hor keento . 

    Xaabsade iyo ergadda kale ee ku sugan Borama waxa kale oo ay kula taliyeen salaadiinta gobollka Awdal  iyo guud ahaaba shacabka  in ayna marnaba samaynin ceebtaa reer Gabilay ku kaceen iyo mid la mid ah iyo mid u dhaw .

    isku soo wada duuboo waxay ay ergada reer Sool si aad u ah u cabaareyeen falkaasi foosha xun ee ka dhacay jidka u dhaxeeya Gabiley iyo Dilla,.

    sawnews

     

     

    Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka Xaabsade iyo Salaadiinta Awdal

     

    xaabsadesalaadiinta-sool

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: