SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Ergo Culus oo u badan Salaadiinta Beelaha Dhexe oo ku Soo Fool Leh Borama

    Posted by Sawnews.tk on July 14, 2009

    bnn_home_townBorama(Sawnews/Bnn)- Ergo aad u balaadhan oo ka kooban Dhamaan Beelaha Somaliland ayaa la filayaa inay maanta inay yimaadan Magaalada Borama

    Ergadan oo ay u dhanyihiin inta badan Salaadiinta iyo Cuqaasha Beelaha Somaliland ayna u badan yihiin Beelaha Dhexe ayaa la filayaa inay yimaadan Borama si ay uga qayb qaatan Xalinta Dhibaatooyinka ka dhashay Dagaalkii Ceelbardaale, iyadoo la filayo inay kulamo la qaatan Salaadiinta iyo Odayaasha Borama.

    Ergadan Culus ayaa ku soo beegmaysay iyadoo Baaqyo badan oo Nabadeed ay iska soo daba dhacayaan waxana muuqata in Bulshada Somaliland hadda ku bararugtay Khatarta ay leedahayi indhaha laga qarsado waxa dhacaya.

    Sidoo kale Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw ayaa isaguna ku dhaleeceyey Saladiinta Somaliland inay ka gaabiyeen wax ka qabadka colaada isagoo ugu baaqay inay ka toosan hurdada oo xilkooda kasoo baxaan.

    Borama News

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: