SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi : Marxuum Cabdilaahi Meydhane Warsame (Cabdilaahi heere) iyo Marxuum Cabdilaahi Qaalib Cali (Canbe)

    Posted by Sawnews.tk on July 13, 2009

    tacsi INAA LILAAHI WA INAA ELEYHI RAAJICUUN
    Annagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran, waxaan tacsi u diraynaa qoysaskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen Marxuum Cabdilaahi Meydhane Warsame (Cabdilaahi heere) iyo Marxuum Cabdilaahi Qaalib Cali (Canbe) oo labuba ku geeriyooday magaalada Boorama. Waxaan eebe ka baryeynaa in uu qoysaskoodiina ka siiyo samir iyo iimaan iyakana naxariistii janno ka waraabiyo.

    1. Qaaim Xaaji Daahir
    2. Maxamuud Cabdilaahi Iimaan iyo xaaskiisa
    3. Maxamed Xuseen Sayre iyo xaaskiisa
    4. Cabdi Faarax Giire iyo xaaskiisa
    5.Ibraahim Cabdilaahi Iimaan iyo xaaskiisa
    6. Axmed Cabdilaahi Iimaan iyo xaaskiisa
    7. Aadan Xasan Iimaan iyo Xaaskiisa
    8.Cismaan Cali Miicaad
    9. Cabdirashiid Cabdi Cabdilaahi
    10.Maxamed Maxamuud Hami iyo xaaskiisa
    11.Cabdirashiid Xasan Cali iyo xaaskiisa
    12. Siciid Cabdi Cilmi iyo xaaskiisa

    Tacsi

    inlalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
     Allah ha unaxariistee pro;c/laahi maydhane warsame oo ku geeriyooday
    magaalada boorame 7/8/2009 waxa tacsi u diraynaa  dhamaan qoyska reer xuseen (dheere)muxumed xadi iyo hooyo aamina maxamuud cali  gaar ahaan qoysteheladii
    iyo qaraabadii u ka geeriyooday dhamaan ilaahay samir iyo imaan
    ha ka siyo waxaanan ilaahay uga barayaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo
     amiinnnnnn   amiiiiiiiiiiiin
     abshir xuseen muxumed xadi

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: