SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Labo Wariye oo Loo Xidhay Sixun uga Waranka Dagaalkii Ceelbardaale

    Posted by Sawnews.tk on July 13, 2009

    news-iconHargeysa(Bnn)- Xukuumada Madaxweyne Rayaale ayaa bilawday inay fuliso Qodoba ka mid ah Go’aan laga soo saaray Colaada Ceelbardaale, Go’anadaas oo ay ku jirayn in sharciga la hor keeni Doono Saxaafada sida masuuliyad Darada ah uga Warantay Dagaalka.

    Ciidamada Dambi Baadhista Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabay Labo Suxufi oo ka tirsan Idaacada Horayaal kuwaas oo laga qabtay Xafiisya Idaacada ee ku yaal Hargeysa.

    Labadan Suxufi ayaa siday warar xogogaal ahi sheegayaan lala xidhiidhinayaa inay si Masuuliyad Daro ah uga waramayn Dagaalka Ceelbaradaale iyo Dhacdooyinkii ka dambeeyey iyadoo xukuumadu balan ku qaaday inay talaabo sharci ah ka qaadi doonto cidii warxumo tashiilka faafisa.

    Labadan Suxufi oo kala ah Maxamed Cismaan Mire (Sayid) iyo Axmed Saleebaan (Dhuxul), ayaa Ciidamo dambi baadhistu oo  ay weheliyaan Ciidamo Boolis ah oo wata Gaadhi kuwa Ciidamada ahi ka kaxeeyeen Xarunta Idaacadda Horyaal ee Magaalada Hargeysa, iyaga hawshooda shaqo gudanaya.

    Labadan Suxufi ayaa lagu hayaa Xarunta Dambi Baadhista Hargeysa oo Su’aalo lagu waydiinayaan

     bnn

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: