SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso:Saladiinta Awdal oo digniin culus siiyey dawlada Somaliland

    Posted by Sawnews.tk on July 13, 2009

    Suldaano

    Dhagayso Halkan ku dhufo 

    Borama(Sawnews)Dhegayso qaar ka mida Saladiinta Gobolka Awdal ayaa oo ka hadlay xasuuqii ka dhacay wadada kalabaydh.. ” Anagu ma layno caruurta iyo magan masaafur ah nagamana suuro gasho ragii gawracay dadkayagii ganacsatada ahaa in la soo qabto dawlada ayaanu ka sugaynaa hadii kale waa layaqaan waxaanu samayn doono”. SuldaanoSalaadiinta reer Sool ee ku sugan Borama ayaa dhinacooda ka dayriyey waxqabasho la’aanta xukumada somaliland waxayna shegeen inay aad u dareensan yihiin cadaalad darada ka taagan somaliland balse ay haboon tahay in la isdajiyo waxwalba laga doorbido samir iyo dulqaad.Suldaano

    Suldaan Saleebaan

     Saylac.com

      

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: