SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg: Hal Qof oo ku Dhintay Mudaharaadyada Borama

    Posted by Sawnews.tk on July 12, 2009

    war_deg_degahBorama(Sawnews/BNN)- Hal Qof ayaa ku dhintay Qofkalana wuu ku dhaawacmay Mudarahaad Rabshado wata oo wali ka socda Magaalada Borama.

    Qofka Dhintay ayaa Ah Wiil yar oo lagu qiyaasay Da’diisa 12 jir, siday Wararku xaqiijinayaan Wiilka yar ayaa ku jiray Koox Dhalinyaro ah oo Calamo meel sudhay Kuwaas oo Boolisku ku amray inay ka dajiyaan laakiin ay diidayn kadibna ay Boolisku Eryadeen.

    Warku wuxu intaa ku darayaan in kadib Booliska La shiiday Booliskuna Xabado riday, Rasaastaas oo mid ka mid ahi haleshay Wiilka yar.

    Sidoo kale waxa Dhaawac ah Gabadh yar oo iyaduna ku dhaawacantay Mudaharaadka ka socda Borama, waxana jira isku dayo la doonayo in lagu dajiyo dadka cadhaysan iyo mudaharaadayaasha.

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: