SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Shucuurta Dadweynaha Reer Boorama Oo aad u kacsan Saaka

    Posted by Sawnews.tk on July 12, 2009

    bbBoorama(Sawnews/Bnn)Dadweynaha magaalada Boorama ayaa ilaa hada kacsan . iyagoo dadka intooda badan iskugu soo baxay suuqa magaalda boorama oo aad ku arkay dad qayb qayb u taagan oo u badan dhalin yar kuwaasi oo ka dhul sugaya odayaasha magaalada . 

    Dhanka kale waxaad ku arkaysaa dhalinyar suuqa saaka dhalinyaro aad u cadhaysan oo ay dajinayaan odayaal dhaqameedyadu . dhalinyartan oo aan hore suuqa magaalada loogu arag cadad intan leeg ayaa cabsi weyn galisay dadka ku dhaqan magaalada .

    Waxa iyadu meesha aan ka maqneyn ciidamada amniga ayaa heegan ku jira sidii ay ula tacaali lahaayeen wixii rabshadho abuuraya ee ka dhasha isku soo baxan . iyagoo saaka labo mar kala eryay dad mudaharaadayay oo u badnaa haween .

    Waxay saaka dadka reer boorama usoo dareereen aaska afartii marxuun ee maydh kooda la keenay xalayto.  habase ahaanee saaka subaxii hore ayaa la aasay afartaasi marxuun

     

    boramanews.com 

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: