SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Qaxitaan horleh oo ka socda degmada wajaaale ka dib markii labo ciidamo beleed isku horfadhiisteen duleedka magaalada Wajaale

    Posted by Sawnews.tk on July 12, 2009

    war_deg_degahWajaale(Sawnews/Saylac.com)- Wararka naga soo gaadhaya degamada wajaale ayaa sheegaya saacadihii ugu danbeeyey caawa in dadweynaha magaalada ku dhaqani bilaabeen qaxitaan ay u kala qaxayaan magaalooyinka kale ee somaliland iyo kilinka shanaad ee Itoobiya.

    Magaalada Wajaale ayaa waxa isku horfadhiya laba ciidan beelood oo kasoo kala jeeda Jibriil Abokor iyo Aaden Yonis waxana aad looga baqayaa inay si kadis ah iskugu dhacaan hadaan gacan sadexaad soo kala dhex galin saacadaha inagu soo fooleh.

    Cabsida ka jirta magaalada Wajaale ayaa dhalisay in gabi ahaanba ganacsigii magaaladu hal mar istaago dadweynaha magaalada ku dhaqanina ay alaabahooda iyo hantidooda ula qaxaan meelo kale oo ay ku amaan helayaan. Dhinaca dawlada somaliland wali lama hayo wax dhaqdhaqaaq ciidan ah oo kala horjoogsan kara beelaha aadka u hubaysan ee duleedka wajaale isku horfadhiya .

    source saylac.com

    One Response to “Qaxitaan horleh oo ka socda degmada wajaaale ka dib markii labo ciidamo beleed isku horfadhiisteen duleedka magaalada Wajaale”

    1. NUUR said

      waxan dadka dadkoodii la laayay kula talin lahaa in ay dadkoodii u aargudaan intii laga laayay in kabadana waa inay dilaan magaalada wajaalena laga tirtiraa IIDOOR oo dhan

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: