SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xaalada magaalada Boorama oo Caawa Degan ka dib Mudaaharda ba’an oo Maanta ka dhacay oo uu ku dhintay hal qof

    Posted by Sawnews.tk on July 12, 2009

    news-iconBorama(Sawnews) Xaalada magaalada boorama ayaaa caawa aad u dagan ka dib mudharaad rabshado uu hal qof oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay mudaharaadkii maanta, Wiilkan oo ay magaciisu yahay C/fataax Qamaan isla markaana da’diisu tahay 15 jir ayaa dhintay ka dib markii ay ku dhacday xabad ka soo baxday qoriga Askari ka hortagayay mudaharaadayaasha mar uu mudaharaadku ka dhacday agagaarka dhigta.

    Guud ahaan magaalada ayaan jirin caawa wax dhaqdhaqaaq ah iyadoon gabi ahaanba jirin wax bandoo ah ama ciidamada amniga oo ay ishaadu qabanayso toona.

    Magaalada boorama ayuu saaka hadheeyay mudaharaad aad u balaadhan oo maanta ka hor ka dhicin magaalada .. dadka mudaharaadayay ayaa lulayay calanka somalia iyagoo ku dhawaaqayay somaliland dooni mayno .

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: