SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xaalada Magaalada Borama oo aad u Kacsan Maanta

    Posted by Sawnews.tk on July 11, 2009

    bnn_home_townBorama(Sawnews/Bnn)- Xaalada Magaalada Borama ayaaa aad u kacsan kadib Dagaalkii Shalay ka dhacay Deegaanka Ceelbardaale ee lagu Muransan yahay.

     

    Ciidamo Boolis ah oo Tira badna kana tagay Hargeysa ayaa lagu arkayaa Magaalada Borama kuwaas oo ahayn kuwii hore u joogay, waxana Magaalada iskugu soo baxay dadweyne aad u tiro badan oo ka dhursugayaa Wararka kasoo baxaya deegaanka dagaalku ka dhacay.

    Siday wararku nagusuu gaadhayaan waxa xidhan wadada isku xidha Borama iyo Gabiley, mana jiraan Gawadhi isku soconaysa waxana istaagay dhamaan isku socodkii,

    Wararku iyaguna naga soo gaadhayaa magaalada Gabiley ayaa xaqiijinaya in Magaalada xalay lagu dhaawacay Ganacsade Magac leh oo kasoo jeeda Borama kaas oo lagu magacaabo Cali Bagaashle iyadoo laga dhacay gaadhi Lancruiser ah oo uu watay.

    Ciidamada Booliska oo tiro badan ayaa ilaa xalay laga daadgureenayey Magaalada Hargeysa oo la geenayey deegaanka Dagaalku ka dhacay iyadoo wararka saaka soo baxayaa ay tibaaxayaan inaan saaka wax dagaal ahi jirin,

    kala sawnews waxii war soo kordha

     

     

    source

    boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: