SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Taliyha Booliska JSL oo Ciidan Badan Geeyey Borama iyo Dadka oo aad uga Cadhooday.

    Posted by Sawnews.tk on July 11, 2009

    Policejsomalila1243061702Borama(Sawnews/Bnn)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Col. Saqadhi Dubad ayaa tagay magaalada Boorama isagoo hor kacaya ciidan aad u tiro badan.


    Taliyaha oo hada ku sugan saldhiga dhexe ee Boorama waxa wahelinayaa  tiro ciidan boolis ah oo lagu qiyaasay inay gaadhayaan ilaa 200 oo askari kuwaas oo laga keenay dhinaca Hargeysa.
    Salaadiinta Boorama ayaa iyaguna ku sugan saldhiga dhexe iyadoo dadweynaha magaalada iyo Salaadiintuba ay aad uga cadhoodeen ciidanka la keenay Boorama, Madama magaalada aan Dagaal ka socon Ciidankana looga bahan yahay halku dagaalku ka socdo in la geeyo.

    Salaadiinta ayaa aad uga cadhaysan Wadada isku Xidha Boorama iyo Hargeysa oo xidhan iyo dad badan oo la qafaashay kuwaas oo kasoo jeeda deegaanada Dila iyo Borama, buuq iyo Khilaaf ayaa ka dhex aloosmay Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Odyaasha Deegaanka, iyagoo ka cadhaysan in dadka la qafaashay lala tagay dhinaca Waqooyiga ilaa imikana aan xaalkooda wax wara laga hayn.

     
    source bnn

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: