SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Afar Qof oo Xalay la Qafaashay oo la Dilay iyo Salaadiinta Awdal oo Shir uga Socdo Hotel Rays

    Posted by Sawnews.tk on July 11, 2009

    breaking%20newsBorama(Sawnews/Bnn)- Afar nin oo laga Qafaashay Wadada u dhaxaysa Borama iyo Gabiley oo ay Qafaashayn Maleeshiyaadka kasoo jeeda Deegaanka Gabiley ayaa la xaqiijiyey inay Dhintayn oo la dilay.

    Siday Xaqiijiyeen Ilo Xogogaal ahi Maydka Afarta Qof ee Dhintay ayaa goor dhaw la keeni doona Magaalada Borama, waxana kacsan Xaalada Magaalada kadib markii laga Warhelay in la dilay Nimankii la qafaashay.

    Taliyaha Ciidanka Booliska, Taliyaha Ciidanka Military-ga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa seddexduba iyagoo Ciidan badan wata Tagay Goobta dagaalka iyadoo la kala dhex dhigay Ciidanka..

    Dhinaca Kale waxa hadda Shir uga Socdaa Hotel Rays ee Magaalada Borama Dhamaan inta Badan Salaadiinta iyo Cuqaasha kasoo jeeda Gobolka Awdal oo ka shiraya Jawaabtay ka bixin lahayeen dhacdooyinkii ugu dambeyey iyo dagaalka Guud ahaantiisa.

    Goor dhaw baan idiin soo gudbin doona Magacyada Dadka Dhintay

     

     

    source bnn

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: