SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War deg-deg ah, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo dhaawac weyni soo gaadhay

    Posted by Sawnews.tk on July 10, 2009

    siilaanyo88-150x150Hargaysa(Sawnews)Musharaxa jagada Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa uu dhaawac weyni saaka soo gaadhay kadib markii uu ka dhacay kaabada gurigiisa , oo uu lugaynayay

    Guddooomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Cisbitaalka weyn ee Hargeysa loola cararay si dhaawaca soo gaadhay looga daweeyo, balse waxa ay dhakhaatiirta eegtay Siilaanyo ayaa sheegtay inuu qabo jabniino ku yimid qaar ka mida lafaha Misgaha iyo dhaawacyo kale waxaanay ku taliyeen in dibada loo qaado

    Sidaas darted waxa Guddoomiyaha lagu soo celiyay gurigiisa, waxaana lagu jiraa tabaabulshaha sidii loo qaadi lahaa, iyadoo aan ilaa hada la garanayn meesha la gayn doono

    source waaheen

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: