SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Marxuum Prof:C/laahi Maydhane Warsame

    Posted by Sawnews.tk on July 10, 2009

    tacsiInaali-laahi wa inaa Ilayhi raajucuun.
    Dhamaanba qoyska reer  Xuseen Cawaale Warfaa  iyo Hooyo Ardo Ibraahim Dugsiiye oo kalajooga dalka gudihiisa iyo Dibediisaba waxa ay tacsi u udarayaan Eheladii Qaraabadii iyo Asxaabtii  uu ka ka tegay marxuumka 
    Prof:C/laahi Maydhane Warsame oo 8/7/2009  ku geeriyooday Magaalada Boorama.
    Waxaan marxuumka uga baryaynaa n Ilaah Janadii fardawsa ka wraabiyo Intii uu ifka kaga tegayna Samir iyo iimaan ka siiyo  
    Aaaamiiiiiiiiiiin
     
     
    Abdisalam Hussein Awale

    Magaalada Boorama.

    Bahda Sawnews waxay sidoo kale tacsi iyo dirayaan qoyskii , qarabadii iyo asxaabtuu uu ka baxay marxuumku Ilaahay  naxariistii jano ha ka waraabiyo samir iyo amiin ha inaga siiyo dhamaanteen. amiin amiin ‘

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: