SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Galabta Booqday Siilaanyo oo maanta dhawac soo gaadhay

    Posted by Sawnews.tk on July 10, 2009

    mkuxigeynHargaysa (Sawnews)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay weheliyaan Xoghayaha guud ee Xisbiga Udub Jaamac Yaasiin,Canpaign Managerka Cismaan Hind iyo Guddoomiyaha Guddid Siyaasda Cumar Jaamac ayaa galabta gurigiisa ku booqday Guddoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee Kulmiye oo maanta ku dhaawacmay magaaladda Hargeysa 

    Madaxweyne ku xigeenka iyo xubnahaasi kale ee Udub waxa ay

    u duceeyeen Siilaanyo,waxaanay Illaahay uga baryeen inuu u fududeeyo dhaawaca soo gaadhay
    iyagoo ku booriyay in ay garab taagan yihiin oo ay u qaban doonaan wax alliyaala wixii looga baahdo
     
    Illaa hada wax war ah oo rasniya lagama soo saarin inta uu leeg yahay dhaawaca Guddoomiyaha soo gaadhay,waxaana illaa hada lagu jiraa baadhitaano lagu hubinayo,inkastoo wararka hordhaca ah ee ka soo baxaya baadhitaan Dhakhaatiirta Cisbitaalka Hargeysi ku sameeyeen ay ku sheegeen inuu Misigta dhaawac ka soo gaadhay.

     

    source waaheen

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: