SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • “Dagaal Foolka Fool ahi ma jiro ee Nin Gurigisa Jooga bay Dileen” Goob jooge ku sugan Ceelbardaale

    Posted by Sawnews.tk on July 10, 2009

    goobtaHargaysa(Sawnews/Bnn)Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Ceerbardaale ayaa xaqiijinaya inaanay jirin Dagaal Foolka Fool ah oo dhexmaray labada beelood.

    Balse ay jiraan Niman kasoo jeeda Dhinaca Gabiley oo dilay nin gurigiisa jooga oo ka tirsan Beesha Dila.

    Qof Goob joog ah oo aan khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa sheegay inaanay jirin dagaal foolka fool ah oo ka dhacay deegaankaas balse ay jiraan niman ka tirsan beesha Gabiley oo soo weeraray nin gurigiisa iska jooga kadibna ay dilayn Ninka Dhintay ayaa la geeyey Cusbitaalka Borama

    Xogahasi waxay intaa ku daray inaanay jirin wax fidno ah oo sii socota waxayna ku ekayd dilka ninkaas loo gaystay. *waa warar la buun buunino iyo fidno la doonayo in labada reer la dhex dhigo*.  sidaa waxa yidhi goob joogaha . ka dib markii aan waydiinay wararka sheegaya in dagaal dhex maray labada dhinac

    Roob laxaad leh oo ka Da’aya Deegaanka awgeed ayey suurto gali wayday inaan helno warar dheeraad ah oo ku saabsan xaalada deegaanka

    Dhacdadan ayaa ka dambeysay Kulankaasi shalay dhex maray labada dhinac ayaa la sheegay inay Odayaasha Gabiley si cadho leh ugga soo kaceen kadib markii ay ka waayeen Madaxweynaha inuu fuliyo Go’aanka loogu xukumay dhulkaasi

     source Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: