SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Gobolka Awdal iyo Saaxil oo ciyaar saaxiibtimo ku dhex mari doonto Magalada Berbera 16ka bisha aan ku jirno, Ururka Gurmad oo isna arintaasi ka hadlay iyo Dhismiha Garoonka Borama. (sixid)

    Posted by Sawnews.tk on July 8, 2009

    dsc02628Sawnews(Borama)Ururka Gurmad oo ka shaqeeya sidii hurumar loo gaadhsiin  lahaa ciyaaraha gobalada awdal/salal ayaa waxaa uu ku dhaqaaqay hawlo lagu dardaran galinayo ciyaaraha gobolada Salal iyo Awdal,  waxaa sidaasi ka sheegay shirwaynihii ururka Ardaa  Muxiyadiin Warsame oo ah xubin ka socotay ururka Gurmad  oo ka qayb galay shirkaas.

    Waxana uu intaasi ku daray in ay ciyaartoyga Xulka Gobolka Awdal ee kubada cagtu safaro ciyaaro kala duwan ay ugu baxayaan dhawaan Gobolka Saaxil  iyo Djibouiti. sidoo kale waxa uu sheegay in bishan fooda inagu soo haysana ee August 2deeda in  magaalada Borama lagu qaban donaa tartanka caanka ah ee oradka 10km ah ( Awdal race road 2009, )048_48

    Amoud   Foundation:Abdi DahirAye, Gurmad: Muhyadiin Warsame ,Awdal Charity: Safiya Abdillahi Ismail, IQRA: Saeed Hassan,

    Waxaa Magaalada Borama ee Gobolka Awdal ka socoda diyaar garaw ay ugu ababaxayaan ciyaarta saxiibtimo ee ay la yeelan donaan xulka gobalka Salal magalada Berbera oo ay ciyaataasi ka dici doonta 16ka bishan aan ku jurno , Tababaraha Xulka Gobolka Awdal Samaroon cabdilaahi cilmi  oo ay Sawews la xidhiidhay  ayaa sheegay in si aad ah iskugu diyaareen ciyaarta saxiibtimo ee dhexmari  doonta labada ciyaartooy ee Awdal iyo Saaxil .

    Si kastaba ha ahaatee waxaa ilaa hada aan jirin garoon ay ku ciyaaran ciyaartooyga Borama oo sida aan ka warqabno wali anan la dhisin garoonkii kubada ee gobolku lahaa taasi oo mar aan waydiinay Muxiyadiin oo ah xubin ka tiran ururka Gurmad oo ku hawl sidii loo dhisi lahaa garoonka Magalada Borama iyo guud ahaanba Hurumarka Sportiga . ayaa waxa uu carabka ku dhuftay  in ay wadaan sidii ay u dhisi lahayeen garoonka oo ay ku baxayso lacag gaadhaysa  70,000 dollar, waxan uu sheegay in caqabado badan ay wali hor taaganyihiin dhaqaajintii dhisamaha garoonka Magaalada Borama, Waxa uu intaasi ku daray in ayna marnaba ka niyad jabi doonan sidii ay u  hirgalin lahayeen  dhismaha garoonkasi Caqabad kasta oo ka hortimada.mahadnaq1

    Hadaba waxaan eegna waa ciyaartaasi ka dhici doonta magalada Berbera bishan 16keega. iya kulana kale oo ay ku xigi doona oo isna ay igu kicitimayaan Dalka Djibouti

    Sawnews  Desk

    Ottawa, Canada

    sawnews@yahoo.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: