SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Roob lagu Raystay oo Ka Da’ay Magaalada Borama

    Posted by Sawnews.tk on July 7, 2009

    Boorama(sawnews Bnn)Caawa(xalay) abaaro 9:00 Habeenio ayaa  Roob  xoog leh  ka  da’ay magaalada Borama Roobkan  oo  socda  ilaa  hada oo ay  saacdu  tahay  10:30 habeenimo.

     

    Dadweynaha  magaalada Borama  ayaa   Intooda  badan  aya Soomanaayeen Roob doon  awgeed   manta   ilaahayna  waa   ka  aqbal soonkoodii  oo  caawa  ayuu  Roob lagu raystay    ka  da’ay .

     

    Roobkan  oo  ah  mid   ay  dadku  saadalinayeen , ahaana  mid   baahi weyn  loo  qabo  waqtigan  maadaama  la  joogo waqtigii  Roobku  da’i jiray.

     

    Isku soo  wada  duuboo, roobkan  aya  ah  mid  aad  ay  u  soo  dhaweeyeen  dadweynaha  Magaalada  Borama ahna  mid  ay ku  raysteen.

     

    Source
    Borama news Network

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: