SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso:Gunaanadkii Dhamayska imtixaanka Ardayda kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Camuud+ Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on July 7, 2009

    camud2

     Boorama(Sawnews/saylac.com) Soo Gunaanadkii Dhamayska imtixaanka Ardayda kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Camuud iyo macalimiinta Kings Collage oo caawa xaflad heers are ah  loogu qabtay Hotel Rays shahaadooyina la gudoon siiyay (xaflada oo dhamaystiran hoos ka dhegeyso)

      >> Dhagayso Qayta 1aad              >>Dhegayso qaybta 2aad 

    Waxa ka soo qayb galay madaxda wasaarada Caafimaadka G/awdal isuduwaha Caafimaadka Cabdi Daa’uud Muuse, agaasimaha Cusbitalka Boorama Dr.Ismaaciil ,  Dr. Qows Xubno tiro ah oo ka mida qurba jooga reer Awdal,Madaxwayne kuxigeenka jaamacadda Camuud Axmed Cabdilaahi Boqore Dhamaan hormuudada Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud waalidiinta ardayda qalinjabisay ama dhamaysatay Kuliyada caafimaadka oo ah dufcadii saddexaad. 
    Hormuudka Kuliyada JaamacaddaCamuud Dr. Siciid Axmed Walhad oo ah ninkii hindisay in isaga iyo  Dr Qaws in jaamacadda lagu daro Kuliyada caafimaadka. Dr. Siciid Axmed Walhad oo ugu Horayn ka hadlay Xaflada Caawa, aadna uga hadlay sidii ay ku bilaabantay Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud iyo guulaha ay gaadhay.
     
    Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Camuud Axmed Cabdilaahi Boqore
    Isuduwaha wasaarada Caafimaadka ee G/awdal Dr. Cabdi Daa’uud Muuse
    Maayarkii Hore Deg/Boorama Ibraahim Magan Nuur
    Arday ka mida Ardayda qalinjabinaysa ee Kuliyada Caafimaadka Mukhtaar Jaamac Nuur.
    Cabdilaahi Aw-aadan Raabi oo ka mida Qurba jooga reer Awdal.
    Madaxa Teamka King John Make.oo Af-soomali iyo engilsh ba ku hadlay
    Sh. Cilmi Ismaaciil Sh. Muxumed oo ku hadlaya magaca waalidiinta ardayda dhamaysatay Imtixaanka Jaamacadda Camuud qaybta caafimaadka.
    Agaasimaha Cusbitaalka Guud ee Boorama Dr. Ismaaciil X. muxumed Aye 
     intaa ka dib waxaa shahaadooyin lagu gudoon siiyay macalimiintii kuliyada Caafimaadka iyo qaar ka mida ardayda dhamaysatay imtixaanka jaamacada camuud

     
    camud5camud7camud8camud9camud10camud11camud12

     
    camud3

     camud4
     
    Source Saylac.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: