SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Booliska Masar ayaa diley 2 nin oo Soomaaliya oo xadka u dhexeeya Israel iyo Masar ka talaabayey

    Posted by Sawnews.tk on July 2, 2009

    1856d6f8ba6927f1530eda41f27c374d-grandeCiidamadda Booliska ee dalka Masar ayaa toogasho ku dilay labo nin oo muhaajiriin Somali ah saakay aroortii hore, kuwaasi oo isku dayaayay in ay tahriib ku galaan Isreal.

    Nimanka  la toogtay ee Somalida ah ayaa si dhuumaaleysi ah ku maraayay lama degaanka Siinaay ee xadka kala qeybiya Masar iyo Isreal, iyaga oo doonayay in ay u talaabaan dhinaca Dalka Isreal hase yeeshee inta aysan u cararin oo aysan gelin Isreal sida ay sheegeen ilo xaga ammaanka ah oo ku sugan dalka Masar

    Xadka Masar ay la leedahay Isreal ayaa ah meel ay si aad ugu gudbaan muhaajiriin iyo qaxooti intooda badan ka yimid dalalka Eriteria, Somalia Iyo Sudan kuwaasi oo magan galyo iyo shaqo ka doonta Dalka Isreal
    http://www.israelnationalnews.com/News/Flash.aspx/167356

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: