SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo : Meherka Md. Samaale Adam Muxumad iyo Marwo Xaliimo Ismaaciil Cusmaan.

    Posted by Sawnews.tk on June 26, 2009

    HambalyoAnnaka oo ah dadka hoos ku qoran oo kala jooga Ameerika, Yurup, Canada, Jabuuiti iyo Soomalia, waxaan hambalyo u diraynaa Md. Samaale Adam Muxumad iyo marwo Xaliimo Ismaaciil Cusmaan oo meherkoodo ka dhacay magaaladda Bergen ee wadanka Norway June 19,2009. Waxaan  eebbe uga baryaynaa inay noqdaan reerkii lugu nastee lugo nagaado. Wiil iyo caano. Amiin, amiin, amiin

    1. Aabihii iyo hooyadii, Adan Muxumad Gadiid, Quman Muxumad Cige..
    2. Mocooyo, Timiro Buux. Iyo awoowo Muxumad Cilmi iyo xaaskiisa.
    3.  Awoowo Muxumad Cige Torog, iyo mocooyo Xasnna Faxal.
    4. Mocooyo Barni Xoosh, eddo Xaawo iyo caruurteeda
    5.  Cibaado Muxumad Cige, odaygeeda iyo enanteeda
    6. Xabiiba Muxumad Cige
    7. Muumin Muxumad Cige, xaasaskiisa iyo caruurtiisa.
    8. Sacaad Muxumad Cige iyo odaygeeda Aw Nuur, iyo caruurteeda.
    9. Safia Muxumad Cige, odaygeeda, iyo caruurtooda.
    10. Jamiila Muxumad Cige, odaygeeda Cabdillahi iyo caruurteeda.
    11. Mustafa Muxumad Cige
    12. Nimco Muxumad, odaygeeda Abuubaker Obsiye, iyo caruurtooda.
    13.  Adam Dahir Obsiye, xaaskiisa, iyo caruurtiisa
    14.  Cabdi Muxumad Cige
    15.  Hibo Muxumad Cige iyo ninkeeda Xuseen Dahir Obsiye iyo caruurtooda, Mabsuud, Cawaale, Muna. Iyo Amaan
    16.  Amina Muxumad Cige, odaygeeda, iyo caruurteeda.
    17. Cabdulkhaadir Muxumad Cige
    18.  Madiina Muxumad Cilmi iyo odaygeeda
    19.  Sacad Muxumad Gadiid iyo enantiisa.
    20. Malyuun Xussein Ibrahiim
    21.  Khadra Cumar
    22.  Fahiima Cabdi, odaygeeda Xasan iyo caruurteeda
    23.  Daahir Xussen Ibraahim

    Leave a comment