SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhakhaatiirta King Japi Hospital Oo Soo Gaadhay Magaalada Boorama”sanadkiiba ugu yaraan afar jeer yimaada magaalada Boorama waxayna ka fuliyaan qaliino kala duwan”

    Posted by Sawnews.tk on June 21, 2009

    dsc06066.JPGBoorama-(Lug)-Shalay abaaro  shantii galabnimo ayaa waxa kasoo degay gagida diyaaradaha ee magaalada Boorame koox dhakhaatiir ajnabi ah oo lagu magacaabo King japi.
    Dhakhaatiirtan ayaa  ah kuwo  sanadkiiba ugu yaraan afar jeer yimaada magaalada Boorama  waxayna ka fuliyaan qaliino kala duwan cusbitaalka guud ee Boorama isla markaana waxay kabixiyaan lagjaro kuliyada qaliinka iyo daawada ee Jaamacada Camuud .

    dsc06063.JPG

    Kooxdan dhakhaatiirta ah oo ka koobnayd 6 qof waxa ku soo dhaweeyay gagida diyaaradaha ee magaalada Boorama  masuuliyiin ta caafimaadka gobolka sida isuduwaha wasaarada caafimaadka eegobolka Awdal Cabdi Daauud , Agaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Boorama  Dr.ismaaciil Xaaji Muxumad Aye, hormuudka kuliyada qaliinka iyo daawada jaamacada camuud Dr Siciid Axmad walhad , ardayda waxkabarata kuliyadaasi.

    dsc06065.JPG

    Waxa kaloo isaguna goobjoog ahaa taliyaha saldhiga bariga Boorame. Sida uu sheegay agaasimaha cibitaalka guud ee Boorame dhakhaatiirtan oo joogidoona magaalada mudo dhan hal usbuuc waxay ka fulin doonaan qaliino culus cisbitaalka iyaga oo dhinaca kalana mudada ay joogaan lagjaro kabixin doona kuliyada qaliinka iyo daawada ee jaamacada camuud.

    Sida la ogsoon yahay kooxdan waxa fadhigoodu yahay magaalada Nairobi ee dalkaasi kiiniya waxayna ka mid yihiin afar kooxood oo dhakhaatiir caalamiya sida kukuya eye team, manhal hospital iyo Kings kolej oo xidhiidh laleh maamulka caafimaadka iyo kuliyada qaliinka iyo daawada ee jaamacada camuud  kuwaasi oo dhamaantood kaqayb qaata hawlaha waxka qabashada adeegyada caafimaad ee Gobolka Awdal.dsc06066.JPG

    dsc06070.JPG
    dsc06076.JPG
    dsc06082.JPG

     Source Lughaya

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: