SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Munaasibad Isku Jirta Tacsi iyo Duco, lagagna hadlayay Taariikh Nolaleedkii Marxuum Cabdi Hasan Buuni oo maanta lagu qabtay Ottawa.+ Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on June 14, 2009

    Picture 158Ottawa (Sawnews) Waxa Maanta oo Sabti ah isugu yimid Jaaliyadda Reer Awdal iyo salal ee degan Magaalada Ottawa,iyagoo ka tiirayasan  geeridii naxdinta lahayd ee   ku timiday Marxuum Cabdi Xasan buuni, Waxa ugu horeyn  Ayaado Quraan ah ku furay Maxamed Dahir. Ka dib waxa  halkaasi tariikh nololeedkii marxuumka si qoto dheer uga hadlay Jaamac Cismaan, waxana uu sheegay in aan tariikhdiisa oo aad u balaadhan marxuunka lagu soo koobi Karin maalin iyo labo ama kulan gaaban oo mar la isku yimiday. Waxa uu ahaa Marxuum Cabdi xasan  qof had iyo jeer ka shaqeeya nabada iyo isku soo dhawaanshaha ummada. Marxuumku kaliya ma ahayn siyaasi ee waxa uu ahaa Ganacsade weyn, waxa uu xusay in aan marnaba la buuxin Karin kalintii uu ka baxay Alle ha u naxariiste marxuumku.

    Intaasi ka dib waxaa halkaasi loogu  duceeyay marxuumka. Waxaan tacsi looga diray Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Xasan buuni . Ilahayna waxay uga baryeen in uu Janadii Fardawsa ka waraabiyo amiin

     odayaasha halkaa ka soo qayb galay waxaa ka mid ahaa.
    1-X. Cumar Cabdi Cige
    2-Eng. Cabdikarim Cige Guuleed.
    3-Dr Maxamed Nuux
    4-Isamail Geele (Ismaciil shukri)
    5-Muuse Nuur
    6-Suldaan Axmed Yuusuf
    7-Jaamac Cismaan.
    8-Maxamuud Barre.
    9-Harawe SH. Cumer Good.
    10-Rashiid Cumer Madoobe.
    11-DR Maxamed X.Taani
    12-Rawax Good
    13-Rashiid Luftaanza.
    14-Mustafe Cabdi Xaaji
    15 Cabdikariim Daahir Bile.
    16-Muxumed Obsiiye.
    17-Geesh X. Qaasin.
    18-Sahra Aw Xasan Habane.
    19-Cuwaado Jibriil Jiilane.
    20-Nimco Aadan Ciise (nimco xaali).
    21-Caasha Daahir Cilmi.
    22-Caasha Aadan Ciise.
    23-Rashiid Cabdi Bakaal.
    24-Ibraahim Wiqiyo.
    25-Maax Muuse Kaahiye
    26-Abib Obsiye
    27-Rashiid Aw-nuur
    28-Saleebaan Yuusuf Bakaal 

    iyo dhamaan dadkii ka soo qaybgalay oon halkan lagu soo koobi karin.
    by-Rahiid Cabdi Bakaal.
    isakbakal @hotmail.com.
    Ottawa  Canada.

     Picture 189

    Picture 174Picture 166Picture 160Picture 157DSCF2450DSCF2449DSCF2445DSCF2444DSCF2440DSCF2436DSCF2433

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: