SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • JAMACADA CAMUUD OO CIYAAR SAAXIIBTINIMO LA YEESHAY JAAMACADA BURCO(+SAWIRO)

    Posted by Sawnews.tk on June 13, 2009

    4AMOOUDBORAMA(SAWNEWS/BNN)Maanta(shalay) Abaaro 4:40 Daqiiqo Ayay Ciyaar aad u xiiso badnayd ku dhex martay labada kooxood oo U kala ciyaarayay labada jaamacadood ee JAAMACADA CAMUUD IYO JAAMACADA BURCO Garoonka Kubada Cagta Ee Xassan Sh.Muumin Stadium  ee Magaalada Borama Ciyaarta Oo Kubilaamantay Si Aad Uquruxbadan Ayaa Labada Dhinac Ay Mujinayeen Ciyaar Aad U Fiican Sikastiba ha ahaatee wax gool ahi uma suura galin in ay is dhaliyaan labada dhinac qaybtii hore ee ciyaarta

    Kooxda jaamacad Amoud University oo ku libisnaa dirays aad u quruxbadan oo midowga madowga xiga ah iyo kooxda Burco University oo iyagu ku labisnaa dirays midabkiisu ahaa cagaar

    Ciyaari Waa Galin Dambee waxaa lays kugu soo noqday qayb tii labaad , daqiiqado markii ay socotay ayaa waxaa u suura gashay kooxda Amoud University in ay gool dhaliyaan

    Waxaana Goolkii ugu horeeyay u dhaliyay ciyaartow lagu magacaabo liibaan khadka dhexe , isla daqiiqad kabacdi isna waxaa goolkii labaad dhiliyay mukhtaar (adhicun)

    Ciyaartu markay in muda ah socotay ayaa waxa uu difaaca kooxda kasocotay burco university  uu  xanaaqad ku sameeyay ciyaartoow weerarka uga ciyaaraayay uu ku xanaaqay difaacu  kadib waxaa loo dhigay rigoodhe waxaana laaday ciyaartowgii laxanaaqadeeyay laftiisii  oo lagumagacaabo saleebaan (saguaro)

    Waxyar kabacdi markii ay ciyaartu socotay ayaa waxaa kubada qaatay weerarkii kooxda burco islamarkaana waxa ku xanaqay difaacii kooxda amoud university

    Waxaana loo dhigay rigoodhe halkaasi oo kooxda Burco University ay ku keensatay Gool

    Wax yar ka dib kooxda Amoud University ayaa Weerar culus kusoo qaaday iyagoo halkaasi 2 kale kaga dhaliyay kooxda jaamacada burco . 

    Isku soo wada  duuboo cyaartu waxay ku dhamaatay 4:1 waxaana halkaasi guushu ku raacday kooxdii amoud university   5AMOOUD

     

     

     

     

     

    4AMOOUD2AMOOUD9AMOOUD7AMOOUD6AMOOUDBORAMANEWS

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: