SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Prof. Faarax-Shuun Oo Ku Geeriyoodey Borama

    Posted by Sawnews.tk on June 10, 2009

    tacsiInaa lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuu! Kuli Nafsi Daai qatul Moot. Noolaba waa dhinte.

    Dhamaan ardayda Jaamcada Camuud gaar ahaan Kooxdii Koowaad ee Jaamacadaas waxa tacsi uga dirayaan iyga oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Prof. Faarax Cabdilaahi Fariid(Shuun) oo maanta ku geeriyeyda laguna aasay magaalada Borama ee Gobalka Awdal. Waxay dhamaan Umada Somaliyeed, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Saaxiibadii  uu ka baxay uga baryayaan in samir iyo iimaan Alla ka siiyo.

    Dhamaan Ardaydani iyaga oo xasuuusan kaalintii Aabo, Macalinimo, iyo Barbaarineed oo uu siiyey xiligii uu u bilaabay Jaamacadda waxay Ilaahy uga baryayaan in uun ka Waraabiyo Janadii fordawsa, xaraf kasta oo uu u dhigayna uu Ilaahay uga dhiga mid abaalkiisa Alla ka waraabiyo Janadii fardowsa

    Waxa ka mid ah ardaydaysi:

    Cabdikarim Sh. Cabdiraxmaan (Aw- Gamboole)

    Pro Ridwaan Maxamed Cismaan

    Barkhad Xuseen Guhaad

    Xuseen Cabdirahaman Cige

    Barkhad  Maxamed Diiriye (DC Doon)

    Xassan Axmed Caynaan

    Ifraax Maxamed Galbeedi

    Cabdiraxman Adan Maxamud

    Cabdiqadir Cige Axmed

    Maxamuud Cabdi Sh. Axmed

    Cali Cabdi Cali

    Axmed Maxamed Cabdilahi(Ciraaqi)

    Mustafe Cabdi Xasan

          Sh. Cabdirazak cabdi xaaji Yusuf

          Cumar Cali Jamac

          Axmedyasin Maxamed Xassan

          Dahir Tagaye

          Maxamed Cilmi (madoobe)

          Suleman Xasaan Iman

          Cabdilaahi Hori

          Saleban Iidle

          Fu’aad maxed cali

          Sicid Muuse

          Raxma Cabdi

          Fayza Omer

          Raaqiya Ahmed

          Nimco Nour Maxamuud

          Ruqiye Mire

           Axmedwali barkhad

          Liban Djibouti

          Caydaruus

          Cusman Sh. Muhumed Warsame

     

    Amiin …. Amin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: