SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweynaha JSL waxa uu maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii,qaraabadii iyo dhamaan cidii uu ka baxa Marxuum Prof. Faarax Shuun oo ku geeriyooday Borama

    Posted by Sawnews.tk on June 10, 2009

    u_2d_2009-6-10-17-8-49f_u_2d_2008-3-8-23-19-6f_MadaxweynahaJSLSafiirkaHargeysa(Sawnews)Madaxweynaha JSL waxa uu maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan cidii uu ka baxay Marxuum Prof. Faarax Shuun. Hargaysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan cidii uu ka baxay Marxuum Prof. Faarax Shuun oo maanta ku geeriyooday Magaalada Boorame. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Aasaasayaashii Jaamacada Camuud, waxana Madaxweynuhu ilaahay uga baryay inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

    Alla Mahad leh

    Siciid Cadaani Mooge Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: