SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Suldaanka beesha Ciidagale oo u jawaabay Suldaan Saleebaan” Beesha Samaroon Hub ka dhigis ha lagu sameeyo”

    Posted by Sawnews.tk on June 9, 2009

    ciidagale“Dawladu waa inay hubka xoog kaga dhigtaa Beesha Samaroon” ayuu yidhi Suldaanku isagoo si cadho ku jirto u naqdinaya hadaladii Suldaan Saleebaan shalay saylac.com u sheegay oo ahaa gabi ahaanba inay  Beesha Reer Nuur ogolaan dooni go’aanka  Ceerbardaale. 

    Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir ayaa horey sanadkii inaga tagey u qaban qaabiyey mudaharaadadii lagaga horjeeday Gaadhi Riiga oo u socday degaanka Gabiley oo dadweynaha Hargeysa ku dhaqan si khaldan u fahmeen in Borama loo wado si uu ceelal biyo ah uga qodo ka dibna markii la ogaaday inuu gaadhiga riigu u socda Gabiley Suldaanku saxaafada ugu jawaabay si khaldan ayaa dadweynaha wax loogu sheegay waxaanan dadweynaha u sheegnay in gaadhiga Riiga ah loo wado Gabile ee aan la geynayn Borama.  HALKAN KU DHUFO SI AAD U DHAGAYSATO

    Hadaba dhegaysi wanaagsan hadalada Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir .

     Source Saylac.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: