SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Wasiirkii xidhiidhka golayaasha somaliland Cabdi Xasan Buuni ayaa caawa fiidkii ku geeriyooday magaalada London

    Posted by Sawnews.tk on June 1, 2009

    (Buuni09Sawnews) Alle ha u naxariistee waxaa galabta fiidkii ku geeriyooyaday cusbitaal ku yaala magaalada London ee dalkan Britain Wasiirkii xidhiidhka golayayaasha somaliland Cabdi Xasan Buuni.

    Wasiirka ayaa mudo dhawr todobaad ah ku xanuunsanayay cusbitaal ku yaala magaaladan London.

    Dhamaan bahada Sawnews waxay tacsi gaadhsiinayaan ehaladii, qaraabadii iyo dhamaan shacbiwaynaha somaliland ee uu ka baxay alle ha u naxariistii wasiirkii xidhiidhka golayaasha somaliland Cabdi Xasan Buuni waxaanay ilaahay uga baryaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehalada iyo qaraabada iyo dhamaan somalilandna samir iyo iimaan ka siiyo

    aamiiin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: