SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Gudiga ururka ARNA oo mahadnaq u diraya qurbojooga Awdal ee kasoo qayb galay kulankii ARNA

    Posted by Sawnews.tk on June 1, 2009

    arnamahadnaq4-300x225Boorama(Sawnews/saylac.com) Ururka ARNA. waxuu Mahad Naq U dirayaa, dhamaan qurba jooga Reer Awdal iyo Salal.

    waxa uu salaan u dirayaa ka soo Qayb galayaashii Kukalnkii Telefoon, sidoo kale waxuu hambalyo u Dirayaa Dadkii suura galiyay Isku Xidhka iyo Wada Hadalka dadkaas oo iskugu jiray Rag iyo Haweenba. Halkan guji si aad u dhagaysato Mahadnaqii

    Qurga Jooga Gobolda salal iyo Awdal, ha noqdaan kuwa lagu Daydo Casharna bara Umadaha afka Soomaaliga Ku Hadla.

    Ka Dhagayso Saylac.com, horumarka waxa inaga xiga oo kaliya Jidadka goboladeena oo aan samaysano, waxaan noqon doonaa dhulka africa isku Xidham, sidii hore Ama ADAL. ahaan Jirtay..

    Dad waynahaan hanuuninaa haasaa-winaa, Danta u hagnaa…ka dhagayso Saylac.com.

    arnamahadnaq4-300x225
    arnamahadnaq2-300x225
    arnamahadnaq5-300x225
    arnamahadnaq-300x225

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: