SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Deeq lacageed oo ka timid jaaliyadda Haweenka reer Awdal ee Degan Minisota Maraykanka, Oo ay ugu deeqeen Hosbitalka Fistulaha ee Borama “Faadumo Uur-doox” + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on May 29, 2009

    Fadumo Uurdoox oo gudoonsiinaysa deeqda Boorama(Sawnews) Deeq Lacag gar-gaar ah oo soo gaadhay Cusbitalka Haweenka ee Fistulaha oo ku yaal Boorama.
     
    Deeqdan waxa cusbitaalka soo gaadh Siiyay Jaaliyada Haweenka ee lagu Magacaabo “CAWO” oo Degan Dalka Maraykanka Gobolka Minisota.
     xaflad maaulka Cusbitaalki ku Gudoomayay Deeqda ayaa lagu Qabtay isla Cusbitalka Haweenka..

     Qaybta Kowaad       Halkan ku dhufo si aad u dhagaysto

    Qaybta labaad  Dhagayso Waraysiga bukaanada halkani ku dhufo

    waxa Ugu Horayn hadalka Furay Dr. QAWS. oo ka waramay xaalada dhakhtarka iyo Haweenka Soomaaliyeed ee meel walba jooga kuna dhaco xanuunka Fistuluhu sida ay Ugu reeyeen mahad Naq iyo amaana u diray Jaaliyadaha Dibada ee gacanta ay ka helaan iyo Hay’adaha deeqaha Bixiya.

     Dr. QAWS Dr. QAWS 

    waxa sidoo kale Hadal Kooban Jeedisay haweenayda Faadumo Jaamac Aaye, oo Deeqdaas Gudoonsiisay Maamulka Cusbitalka.
     
    Dr. Siciid Axmed Walhad ayaa sidoo kale isna xafladan kooban ka hadlay. uga mahad celiyay dadaalka ay wadaan dadka quruba jooga ahi siiba dumarka munisto oo markii labaad caawiyay cusbitaalka. 
     
    Dr. Ismaaciil X. Muxumed Aaye, oo ah Agaasimaha dhakhtarka weyn ee Boorama, ayaa ka hadlay.
     
    Qaynta Labaad aan wada dhagaysano Haweenka Bukaanka ah ee Jiifa Cusbitalla Fisjulaha Boorama, oo dhamaan, ka kala yimid Meelaha ay soomaalidu Degto oo dhan Codkoodana Maqal oo dhgayso, Qaybta labaad  Dhagayso Waraysiga bukaanada halkani ku dhufo 
     Fadumo Uurdoox oo gudoonsiinaysa deeqda

     Fadumo Uurdoox oo gudoonsiinaysa deeqda 

    waa dhakhtar Haweenka oo kaliya Ugaara wax lacagana lagama qaado Haweenka lagu daweeyo ama Lagu Qalo Cusbitalkan u Qaabilsan Xanuunada gaar ha ah ee ku Dhaca Dumarka yar -yar ee soomaaliyeed siiba marka ay Ilamaha ugu Horeeya Dhalayaan, waayana gargaar caafimaad ka dibna Dhibtan iyo Halistan xanuunka ku waaya lafahooga iyo reer Keedaba.

     

     

    Haweenay ku jirta Cusbitaalka fustula ee Borama Haweenay ku jirta Cusbitaalka fustula ee Borama 
    Haweenay ku jirta cusbitaalka oo saylac.com u waramaysa Haweenay ku jirta cusbitaalka oo saylac.com u waramaysa 
    Cusbitaalka Fustula ee Borama Cusbitaalka Fustula ee Borama 
    Haweenay ka mid ah bukaanka jiifa cusbitaalka oo u waramaysa saylac.com Haweenay ka mid ah bukaanka jiifa cusbitaalka 

    Source Saylac.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: