SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi : Marxuun Sheekh Maxamed Xuseen Samaale

    Posted by Sawnews.tk on May 27, 2009

    tacsiWaxaan Tacsi udiraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodaay Allaha u naxariistee Marxuun Sheekh Maxamed Xuseen Samaale oo ku geeriyooday magaalada Boorama, Ilaahay waxaan uga baryaaynaa inuu geeyo Janadii Farduusa, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo. Amiin Amiin
    waxaa tacsida diraaya:

    Gasle Aw Aadan Jaamac iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
    Aamina Cabdilaahi Ibraahin
    Shahrusaad Gasle
    Sharmarke   Gasle
    Shamsudin Gasle
    Ano Daahir Xuseen
    Dhamaan Reer  Cabdilaahi Ibaraahin(TIMAJILIC),
    Dhamaan Reer Aw Aadan Jaamac
    Cabdi Maroodi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

    Waxay Ilahay uga barayayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday, waxaay sigaara ugu tacsiyadaynayaan Raxma Cali Jaamac iyo  caruurteeda

                  

                           @@@@@@@@@@@@@@

     

    Sidoo kale waxaa tacsi u diraya Bahda Shabakada Sawnews waxanan  Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii u ka baxayna samir iyo iimaan Ilahay ha ka siiyo amiin amiin

    Abdikarim sh. Abdirahman awgamboole iyo Xaaskiisa Ayaan Mumin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: