SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso 32 caruura oo Jeelasha Borama ku Seegay Imtixaankii 2008-2009

    Posted by Sawnews.tk on May 27, 2009

    Axmed Cige Tiigsi. Boorama(Sawnews/saylac.com) sarkaal ka tirsam hayadaha Xuquuqul Is-saanka oo maanta ka dayrirar Caruur hu xidh-dhan Jeelka Boorama, waa arday ay dhafeen Imtixaamadii Dugsiga sare (Half GC)ga . Dhalinyaradaa in  20 Beri ka badan ku Xidhan jeelka Boorama , Sidaa waxa saylac.com waraysi ku siisay Axmed Cige Tiigsi.Halkani ku dhufo si aad u dhagaysto,
     

    Sorry, the comment form is closed at this time.

     
    %d bloggers like this: