SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xarakadda Alshabaab oo hub ka dhigis ku sameeyey Sheekh Yuusuf Indhacadde

    Posted by Sawnews.tk on May 10, 2009

    war_deg_degahMuqdisho(Sawnews) War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Indhacadde oo in mudda aay ku heeraarsanaayeen Alshabaab ayaa wax yar ka hor Si nabad gelyo ah hubkiisii ugu wareejiyey Alshabaab oo aay waayihii ugu danbeeyey ay isku indha xumaayeen.

    indha cadeSheekh Yuusuf indhacadde iyo Xisbigiisa Xisbul Islam ayaa u muuqda in aay meesha ka baxayaan mar haddiiba Hubkii lagala waregay isagoo rayad ahna Sheekh Xasan Daahir la hoos geeyey .

    Sidaas daraaded waxeey u muuqataa in aay inta badan Magaalada Muqdisho la wareegeen Xarakada Alshabaab.

    si kastaba ha ahaatee Dagaalkaan ayaa u muuqda mid aay iskugu soo harayaan Labada Xoog ee kala ah Ahlusunna waljamaaca iyo Alshabaab maadaam aay muuqato in aay meesha ka baxeen dhammaan qaybihii kale ee xoogga sheegan jiray iyaga oo sababsaday Alshabaab

    kassem Daud

    Mogdishu

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: