SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Meher: Boqorka Cawaale Axmed Kaahin Iyo Boqrada Filsan Cabdi Muxumed Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Borama

    Posted by Sawnews.tk on January 7, 2010

    Hambalyo Hambalyo  waxaan hambalyo iyo bogadiin udiraynaa walalkayo Mudane; Cawaale Ahmed Kaahin iyo Marwo  Filsan Cabdi Muxumed.

    oo Meher koodu kadhacay  magalada Boorama hotel Rays maanta oo bishu tahay 7/01/20010 . Hambalyo Hambalyo
    dhaman dadkan hoos ku xusan waxay leeyiiiin  hambalyo hambayo hambalyo guurkinu guur khayr qaba, gurigiinu guri lagu nagaado.  alllah na idinka dhigo labada is anfaca ee reer khayr qabo iyo ubad khayr qaba kala hela aamiiin aamiiiin amiin

    Abo    Ahmed Kahin Giirre

    Hooyo  Asha Muhumd Sacad
    Cabaaz Ahmed Kaahin
    Cadnaan A Kaahin
    Cabdilaahi A Kaahin
    Cabdirahman A  Kaahin
    Ayaan A Kaahin
    iyo sayid keeda
    Abdiqaadir mahmed ciise
    Nimco A kaahin
    iyo sayid keeda
    kayse nuur cige
    Raaxo A Kaahin
    Najaax A Kaahin
    Iyo dhamaan  qaraabda labda dinaac iyo  asxaabta……….

    halyaygii aabahay dhalayoow
    allow hibo guudka kaa saar
    caroos hodonoo hanaan wacano
    awdal odhan looga kaciyo
    allow hibo guudka kaa saar
    filsaneey eheliyo abaaa nahaye
    allow ubad khayrleh kuu dhali

    nimco ahmed kaahin

    About these ads

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    Follow

    Get every new post delivered to your Inbox.

    %d bloggers like this: