Daawo Boorama iyo Sida looga ciiday Maanta !!!
Posted by Sawnews.tk on November 27, 2009
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Ciid Mubaarak !! dhamaan akhristaysha Shabakada Sawnews waxaan aan leenahay ilahay ha inagu gaadhsiiyo ciidan ciida xigta Cafimaad nabad iyo barwaaaqo Amiin amiin !!!
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Inta Aanad Garaneyn Garaadkeygu Wuxuu Rabo, Ayaa baanad Garaneyn Guushaadu Waxey Tahay.
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009
Bari baa waxaan jirey nin la odhan jirey Waayo-Arag, ninkaasi aad uu u hadal badnaa hase yeeshee tusmada hadalkiisa iyo tiraab hawraareedka uu ku hadaaqi jirey uma badneyn tawaawuc iyo tufid weedh xun, wuxuu ahaa nin wanaag badan weheliyo duhnigiisa, dabcan hoga tusaaleynta hadalkana u adeegsan jirey murti aad u macaan badan misana ku dhisan wada tashi, waano, wada jir, wacyi galin, Read the rest of this entry »
Posted in Articals | Tagged: Articals | Leave a Comment »
Hambalyo Dhalasho :Eng Qaasim Xaaji Saciid Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali oo wiil Ugu dhashay London,Engriiska
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009
Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud , Reer Cumar Xaji Maxamuud (Cumar Cade ), Reer Yuusuf Xaaji Maxamuud , Reer Xasan Xaaji Maxamuud , Reer Cabdi Xaaji Maxamuud Iyo Guud ahaan Tafiirta Xaaji Maxamuud Waaberi Waxay Hambalyo dhalasho U dirayaan Eng Qaasim Xaaji Saciid Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali Oo uu Wiil Ugu dhashay Dalka Ingiriiska Gaar ahaan Magaalada London. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Xujaaj Gaadhaysa Saddex Milyan oo Maanta Istaagaya Buurta Carafa
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009
Maka:(Sawnews) Muslimiinta sanadkan xajka gudaneysa oo tiradoodu udhaxeyso laba ilaa sadex milyan ayaa shalay bilaabay camalkii ugu horeeyay acmaasha Xajka, kadib markii saaka ay u kalaheen dhankaas iyo MINA si ay halkaa ugu qaataan maalinka sideedaad ee Dilxija oo looyaqaano YAWMO TARWIYA. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Xisbiga KULMIYE oo Dacwad ka Dhan ah Cismaan Hindi u Gudbiyey Xeer Ilaalinta guud
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009

Kayse Xasan Cigge
Kulmiye wuxuu sheegay inaanay wax wada shaqeyna oo dambe la yeelan doonin Cismaan Hindi oo ka Cadhaysiiyey . Hargeysa (Sawnews) – Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa shalay jawaab kullul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Kaambaynka doorashada madaxtooyada ee xisbiga UDUB, Md. Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo ku eedeeyay in qaar ka mid ah xubnaha hoggaanka xisbiga KULMIYE ay xidhiidh iyo gacan saar la leeyihiin kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam ee ka dagaalama dalka Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Canadian, Australian journalists held in Somalia arrive in Kenya
Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009
NAIROBI (Reuters) – Two freelance journalists held hostage in Somalia for 15 months arrived safely in neighboring Kenya on Thursday. Amanda Lindhout, a Canadian reporter, and Nigel Brennan, an Australian photojournalist, were freed in Mogadishu on Wednesday after being kidnapped by gunmen in August 2008 as they visited a camp for displaced families near the capital. Read the rest of this entry »Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Munaasabad Lagu Xusayey Xuquuqda Carruurta Oo Boorama Lagu Qabtay
Posted by Sawnews.tk on November 25, 2009
Boorama, November 25, 2009 (Haatuf) – Munaasibad lagu xusayey sannadguurada 20 aad ee kasoo wareegtay maalinta caalamka u aqoonsaday xuquuqda carruurta, taas oo ku beegnayd 24 November ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Boorama.Munaasibaddan oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta Gobolka Awdal, kuwa degmada Boorama, masuuliyiinta waxbarashada, martisharaf iyo ku dhawaad laba boqol oo Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Warsaxaafadeed ay soo saareen xisbiga UCID
Posted by Sawnews.tk on November 25, 2009
Hargaysa (Sawnews)- Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka (UCID) Mudane Aadan Maxamed Mire Waqaf, ayaa jawaab ka bixiyey war uu qoray webka Qarannews oo daabacay in khilaaf ka dhexeeyo madaxda xisbiga UCID,, waxaana Gudoomiye xigeenku warkaas ku tilmaamay in uu ahaa mid been abuur ah. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Hambalyo Dhalasho: Eng. Qasim X. Siciid Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali oo wiil ugu dhashay Landon ee cariga Engiriiska.
Posted by Sawnews.tk on November 25, 2009
Dhamaan akhyaarta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Eng. Qasim X. Siciid Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali oo wiil ugu dhashay Landon ee cariga Engiriiska.. Wiilkaasi oo loo bixiyay Suhayb Waxaanay Wiilkaas Eebe weyne uga baryayaan in uu noqdo kii Waalidkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfacda, Aamiin amiin
Read the rest of this entry »
Posted in Hambayo | Leave a Comment »
Agaasimaha Gobolka ee Hay’ada Interpeace Oo Sheegay Inay Madaxweyne Rayaale Isla Qaateen In Ay Dalka Dib Ugu Soo Laabtaan.
Posted by Sawnews.tk on November 24, 2009
“Waxaanu u sheegay Madaxweynaha sida Interpeace aad ay uga xun tahay wixii ka yimi habsami u socodkii diiwaan gelinta codbixiyayaashu oo aan gaadhin heerkii la rabay”.
Hargeysa(Ramaas) Nov.24, 2009 – Agaasimaha Gobolka ee Hay’ada Interpeace Mr. Jerry MacCann, oo socdaal ku yimid Somaliland ayaa sheegay inay madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ay isla qaateen inay hay’adiisu dalka ku soo noqoto. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Madaxweyne Rayaale oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis ku Sameeyey Agaasimaha W. Dalxiis
Posted by Sawnews.tk on November 24, 2009
WARSAXAAFADEED MADAXTOOYADDA JSL
Tar:24/11/2009
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu xilkii ka qaaday Agaasimihii hore Wasaarada Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka Mudane Xasan Ismaaciil Xassan, isla markaana waxa uu u magacaabay Agaasime cusub.
Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Rag Iska Dhaw iyo Rabi Ka Cabsi Meel Ma Wada Galaan Ee Reer Awdaloow Saylacna Ma Tacsaan u Bixinay
Posted by Sawnews.tk on November 24, 2009
Hadaad rag is haysaan oo ay ragaasi rabaan in ay raq iyo ruux waxaad haysato aanay midna kaaga tagin, adiguna aanad raali ka ahayn in ay ragaasi waxaaga qaataan. Maxaad samaynlahayd? Miyaad u xadiisi lahayd oo ILLaahay kabaqa oo idaaya ayaad odhanlahayd adoo og in ayna ragaasi dhaga ulahayn xadiiska?
Read the rest of this entry »
Posted in Articals | Tagged: Articals | 1 Comment »
Hambalyo: Meher Wacan Boqor Maxamuud Xaaji Nuur Ducale iyo Boqorada Haboon Abdiraxman Xasan xadi
Posted by Sawnews.tk on November 22, 2009
Boqorka iyo Boqorada barwaaqada arooskooda
Balad Hooyo iyo Britian iyo Baalaha Adduunkaba
laga wada bildhaansadey waa Boqor Maxamuud Haji
Nuur Ducale iyo Boqorada Haboon Abdiraxman Xasan Xadi.
Sideedaba markuu wiil geesi ah, damac guur la soo kaco
Dookhiisana u sahan tago, Ma waayo Gaari dumar Read the rest of this entry »
Posted in Hambayo | Leave a Comment »
Tacsi: Jaliyadda Awdal,Salal iyo Gabilay ee Dalka Switzerland
Posted by Sawnews.tk on November 22, 2009
Inaalilaahi wa inaa Ilaahu raajicuun: Anagoo ah jaliyadda Awdal Salal iyo Gabilay ee kudhaqan dalka Switzerland waxaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa qoyski iyo qarabadii uu ka baxay marxuum Qasim Sh Yusuf oo ahaa wasiirka macdanta iyo biyaha ee Somaliland oo ku geeriyoday dalka SucuUdiga anago kal ah: Read the rest of this entry »Posted in Tacsi | Leave a Comment »
SII AFEEF DHIGASHADA MADAXDA KULMIYE
Posted by Sawnews.tk on November 22, 2009
Markaan is idhaahdo ha hadlinba wax iga hadashiiyaan arkaa!!!!
Khudbadaha, warbixinada, iyo digniinada ay madaxda Xisbiga Kulmiye ku baahinayaan warfaafinta wadanka iyo kuwa aduunkaba waxay tusayaan in madaxdaasi ayna daacad marnaba ka ahayn nabad, doorasho xasiloon u dhacda, iyo gooni isu taaga Somaliland. Read the rest of this entry »
Posted in Articals | Tagged: Articals | Leave a Comment »
War-Saxaafadeed: Madaxweyne Rayaale Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO.
Posted by Sawnews.tk on November 22, 2009
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta qariga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca caafimaadka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (WHO). Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Sirdoonka Canada oo Raadinaya Dhalinyaro Soomaali ah oo Alshabaab lagu Tuhmayo
Posted by Sawnews.tk on November 22, 2009
Toronto(Sawnews)-Sirdoonka ee Dalka Canada ayaa baaritaan weyn waxay ku hayaan 6 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku noolaa Caasimada Canada ee Toronto kuwaasoo la la’yahay loogana shakisan yahay inay Soomaaliya dagaalo u aadeen iyagoo ka bar bar dagaalamaya horjeeda Ururka Al-Shabaab. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Tacsi ka socota Jalliyada reer awdal, selel iyo guud ahaanba reer Somaliland ee degan Dallas, TX
Posted by Sawnews.tk on November 21, 2009
Anagoo ah Jalliyada reer awdal, selel iyo guud ahaanba reer Somaliland ee degan Dallas, TX
waaxaanu tacsi u diraynaa alla ha u naxariistee Haaji Qasim Sh. Yusuf Ibrahim oo ahaa wasiirka
macdanta iyo biyaha ee Somaliland. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Tacsi: Marxuum Qaasim Sh. Yusuf Ibraahim
Posted by Sawnews.tk on November 21, 2009
Posted in Tacsi | Leave a Comment »
Tacsi: Marxuum Qaasim Sh. Yuusuf INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
Waxaan dhamaantayo tacsi tiiraan ya leh udiraynaa qoyskii qarabaadii iyo dhamaan Umada Reer Somaliland meel kastoy joogaan , anagoo Uga tacsiyadaynayna geeridii naxdinta badneyd Ee ku timid alaha unaxariistee Wasiirkii hore ee Macdanta iyo biyaha Somali land Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf oo maanta ku geeriyoodey Dalka Sucuudi Arabiya . Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Taariikh Nololeedkii Wasiirka Macdankii Macdanta iyo Biyaha Somaliland Qaasim Sh.Yusuf Ibraahim
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
Hargaysa(Sawnews) 20-Nov-Alaha u Naxariistee Qaasim Sh,yuusuf wuxuu ku dhashay deegaanka degmada Dilla sanadkii 1942kii, wuxuuna ka dhashay Qoys beeralay iyo xoolo dhaqatoah, wuxuu ku barbaaray deegaankaas Dilla, waxa uu quraanka ku bartay isla deegaankaas, waxaana dhalay Sheekh Yuusuf Ibraahim oo ahaa nin Aqoonta diinta islaamka yaqaan Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
HAMBALYO MEHER: MUDANE CABDI SICIID SACAD IYO MARWO XAMDA MAXAMED AADAN
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
Dhamaan walaalaha iyo waalidiinta an hoos ku xusnay waxay farxad ugu hambalyeynayaan MUDANE CABDI SICIID SACAD IYO MARWO XAMDA MAXAMED AADAN oo meher ugu dhacay Borama maanta. Waxaan leenahay allha idinku garab galo reerkaad abaabulaysiin AMIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIN Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Bridging the Gap: Awdal Websites! By:Wacays Qaasim X. Daahir.
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
The Internet or the World Wide Web is indeed a wonderful, and amazing addition to our lives. Man has come a long way, and because of his continuous quest for more and more amenities, and facilities we now have the Internet. The nineties have seen a major turn around with the invention of computers. Amazingly, 10 years ago the term internet was practically anonymous to most of the people. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
TACSI: MARXUUN QAASIM SH. YUSUF IBRAHIM
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
WAXAY HALKAN BAHDA SHABAKADDA SAWNEWS TACSI UGA SOO GUDBINAYSAA DHAMAAN UMADDA REER SOOMAALILAND IYO GAAR AHAAN EHELADDIISII OO KU BAXAY MARXUUM QAASIM SHEKH YUSUF OO AHAA WASIIRKII MACDANTA IYO BIYAHA EE SOOMLILAND OO SHALAY KU GEERIYOODY MAKA SAUDI ARABIA . Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in wareysi uu bixiyay oo uu uga hadlay Somaliland iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca fasir qaldan laga bixiyay
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
Mogadishho((Sawnews): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in fasir qaldan laga bixiyay wareysi uu bixiyay.
Madaxweynaha ayaa sheegay in fasirkaas qaldan laga bixiyay qeybo wareysigaas uga aaddanaa Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Maamulka Somaliland Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Saylada Burco Oo Ay Buux Dhaafiyeen Xoolaha Ka Imanaya Konfurta Somaliya, Puntland, Kililka Shanaad Ee Itoobiya Iyo Soo Dhaweynta Dawlada Hoose.
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
Burco(SAWNEWS) Nov. 19, 2009 – Sayladda magaalada Burco ayaa todobaadkii u danbeeyay la ciirciiraysay Xoolaha ka kala imanaya gobolada Somaliya, Puntland, Kililka Shanaad ee Itoobiya iyo kuwa ka yimaada gobolda Somaliland ee dhinaca Bari. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Wasiirkii Macdanta Iyo Biyaha Somaliland oo Ku Geeriyooday Sucuudiga
Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009
Sucuudiga (Sawnews) Nov. 20, 2009 – Illaahay u ha u naxariistee waxa maanta dalka Sucuudiga ku geeriyooday Wasiirkii Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland Marxuum- Qaasim Sh. Yuusuf Ibraahim.oo u tagay dalkaasi si uu u soo guto waajibaadka xajka ee sanadkan oo ay maalmo faro ku tiris ahi inaga xigaan. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Waraysi lala yeeshay Fannaanada caanka ah ee Hibo Maxamed hudoon (Hibo Nuura)
Posted by Sawnews.tk on November 19, 2009
Hargeysa(SNN)Fannaanada caanka ah ee Hibo Maxamed hudoon (Hibo Nuura),ayaa soo bandhigtay heeso cusub oo aay curisay laxanka iyadu sartay. Hibo Nuura ayaa dadka badanki waxa aay horay uga barteen ku luqaynta heesaha lakiin waxaa waraysigan ka dhex muuqda in Hibo aay samaysay heeso dhowr ah,
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Guddoomiyihii Gobolka Salal Aas Qaran loogu Sameeyey Saylac
Posted by Sawnews.tk on November 19, 2009
|
Saylac (Jam)- Alle ha u naxariistee Badhasaabkii Gobolka Salal Marxuun Cawaale Cismaan Xasan oo habeenkii Salaasadii hore ku geeriyooday cusbitaal ku yaal magaalada Jabuuti, ayaa si heer qaran ah shalay loogu aasay magaalada Saylac. Read the rest of this entry » |
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Xisbiga UCID oo Soo Bandhigay Barnaamijkooda Siyaasadeed
Posted by Sawnews.tk on November 19, 2009
Hargeysa (Sawnews) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta u dabaal degayay sanad guuradii 8-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbigaasi ayaa ummadda Somaliland u soo bandhigay barnaamijkooda siyaasadeed ee ay dalka ku hagi doonaan haddii ay ku guulaystaan doorashada madaxtinimada ee fooda inagu soo haysa.Xafladii loo sameeyay dabaal dega sanad guurada sideedaad ee ka soo Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Wasiirka Warfafinta Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka UCID
Posted by Sawnews.tk on November 19, 2009
Hargeysa (Sawnews) Nov. 18, 2009 – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID Maxamed Rashiid Sh. Xasan. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
FIFA world cup ANTHEM South Africa by K’naan
Posted by Sawnews.tk on November 18, 2009
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)
Posted by Sawnews.tk on November 17, 2009
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »
Badhasaabkii Gobolka Salal Oo Geeriyooyday Iyo Dhambaalada Tacsida ah Ee Xukuumada Somaliland
Posted by Sawnews.tk on November 17, 2009
Hargeysa(Sawnews) Nov. 17, 2009 – Alle ha u naxariistee waxa xalay abaaro 3:00 habeenimo ku geeriyooday cisbitaalka Milatariga ee Jabuuti, Badhasaabkii Gobolka Cusub ee Salal, Marxuum Cawaale Cismaan xasan. oo muddo dhawr maalmood ah cisbitaalkaasi ku jiray ka dib markii loo geeyay xaalad caafimaad. Read the rest of this entry »
Posted in News (Warka) | Leave a Comment »









